(Akhriso) Jadwalka guud ee doorashada Maamulka Jubbaland oo la soo saaray

Guddiga doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka soo saaray jadwalka doorashada Madaxda Maamulkaas. Waxaa Jadwalka la soo saaray lagu xusay in soo xulista xubnaha Baarlamaanka Jubbaland ay dhici doonto 16-ka July illaa 6-da bisha Agoosto ee soo fooda nagu soo heysa. Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayuu guddigu sheegay iney dhici doonta 18-ka Agoosto. Guddiga … Continue reading (Akhriso) Jadwalka guud ee doorashada Maamulka Jubbaland oo la soo saaray